(Akhriso) Madaxweyne Deni oo magacaabay Wasiiro cusub iyo labo gudoomiye gobol

Madaxweynaha Puntland Saciid C/llaahi Deni ayaa magacaabay Guddoomiyeyaasha gobolada Bari iyo Gardafuu. Madaxweynaha ayaa Xeer Madaxweyne Lr. 85 oo ku taariikheysan 21-ka Octoobar, 2019 ku magacaabay Guddoomiyeyaasha Gobolada Bari iyo Gardafuu. Madaxweynaha Dowladda Puntland, Markuu arkay: Dastuurka Dowladda Puntland. Markuu tixgeliyey: Talo soo jeedinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyaynta Dowladda Puntland. Markuu tixgeliyey: Aqoontooda … Continue reading (Akhriso) Madaxweyne Deni oo magacaabay Wasiiro cusub iyo labo gudoomiye gobol